17 urur oo dhammaantood haysta sharciga federaal license ayaa ku midoobay Dalada sidokalena lagu doortay mamulka sare . sharaf ayay u ahayd in ururka saxafiyiinta uu qayb ka noqda mamulka sare ee isbahaysiga .
Dalada ayaa qayb ka qaadan doonta isu keenida iyo sare u qaadida hanaanka xirfadeed ,shaqa iyo mamul iyo sidokale udoodida xuquuqda ururada dhinacyada sharciga iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ee ethiopia iyo isku xidhka ururada dalka iyo kuwa caalamka . DHAMMAAD Wixii faahfaahin ah, fadlan nala soo xiriir contact page ayaad ka helaysa meeshaad nagala so xiriri karto