Waxa soo qaban qaabiyey Ururka saxafiyinta (SRJA) oo kaashanaya Dalada ururada aan dawliga ahayn (SONSAC). Waxa kulankan kasoo qayb galay hay,Ada ha amniga DDS , ururada bulshada , komishinka Tacadiyqda , aqoonyahanka iyo komishinka xuquuqul insaanka Ethiopia .
Ujeedka shirka ayaa ahaa sidii dhinacyada ay isaga kaashan lahaayeen bad-qabka saxafiyinta iyo kawada shaqaynta Xoriyada saxaafadda. Somali Region Journalists Association. SRJA